Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka-Martida-Makarafoonka-Dr- Cumar-Cali-Dixood.


Barnaamijka-Martida-Makarafoonka-Dr- Cumar-Cali-Dixood.
Barnaamijka-Martida-Makarafoonka-Dr- Cumar-Cali-Dixood.

Barnaamijka Martida Makarafoonka iyo Dr. Cumar Cali Dixood.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan uu ku saabsan yahay mucaaradnimadii lagala hor yimid nidaamkii militariga ee Soomaaliya.

Waxaana marti inoogu ah Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ka tirsanaa ciidamadii hore ee Soomaaliya, ahna dhakhtar ku takhasusay cudurka maskaxda.

Wuxuu kaloo ka mid ahaa aasaayaashii Jabhaddii SNM. Xuseen Barre Aadan ayaa barnaamijka soo diyaariyay.

XS
SM
MD
LG