Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington: General Shub iyo Jacaylka


Taliye Shub
Taliye Shub

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga uu qofka ku dhaco, inuu isaga waligii jacayl ku dhacay iyo in kale, iyo sidoo kale fanaanka uu ugu jecel yahay heesihiisa.

Waxaad sidoo kale ku dhageysan doontaan Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi Jiheeye oo ka sheekeynaya qisada ninkii gabadha kaga dul umuliyay badda guudkeeda iyo heesta cajiibka ah ee uu ka sameeyay.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Asha Ibrahim Aden.

Caweyska Washington.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG