Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan dabaaldegga maalinta ciidda


Salaadda Ciidda

Guud ahaan waxaa si ballaadhan looga ciiday dalalka ay ku nool yihiin dadka muslinka, gaar ahaan deegaanada ay Soomaalidu degto, halkaas oo dadweynaha iyo masuuliyiinta xilalka hayaa ay salaadda ciidda ku tukadeen barxado waaweyn iyo masaajidada.

Haddaba ku soo dhowaada barnaamij gaar ah oo laanta afka Somaliga ee VOA idiinku talo gashay, waxaana idinla socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar iyo Nuur Xasan Nuur

Barnaamijka Gaarka ah ee Ciidda
please wait

No media source currently available

0:00 0:41:17 0:00

XS
SM
MD
LG