Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bar. Wicitaanka: Madaxweynaha Maamulka Galmudug


Bar. Wicitaanka: Madaxweynaha Maamulka Galmudug
Bar. Wicitaanka: Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah madaxweynaha maamulka Galmudug Max'ed Axmed Caalin.

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah madaxweynaha maamul-gobolleedka Galmudug Max'ed Axmed Caalin.

Madaxweyne Caalin, wuxuu ka jawaabayaa su'aallo ay dhageystayaashu ka weydiinayaan xaaladda maamulka Galmudug iyo waliba colaaddo dhexmaray beello ka soo kala jeedda maamulka Galmudug iyo maamullada la deriska ah ee Puntland iyo Ximin iyo Xeeb.

XS
SM
MD
LG