Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bangiga Adduunka oo Baaray Maaliyadda DKMG Somalia


Baaristan ayaa daba socotay baaris gaar ah oo uu sameeyey Cabdirisaaq Fartaag oo horay ula shaqeyn jiray DKMG ee Somalia.

Warbixintan uu sameeyey Bangiga Adduunka ayaa baaraysa hanaankii maaliyadda ee DKMG ee Somalia, sanadihii 2009kii iyo 2010kii.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG