Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhalatay is-afgaradkii ay 1-dii Janaayo magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland, kaasi oo si weyn ay uga soo horjeesatay dowladda federaalka Soomaaliya.
Waxaa soo diyaarisay, soona jeedineysa Falastin Axmed Iimaan.
Madal