Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Maxaa iska beddelay lacagtii ay Al-Shabaab ka qaadi jirtay ganacsatada?


Al-Shabab Al-Shabaab

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa iska beddelay lacagihii ay Al-Shabaab ka qaadi jirtay ganacsatada kadib baaqii dowladda federaalka.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Bandhigga VOA: Maxaa iska beddelay lacagtii ay Al-Shabaab ka qaadi jirtay ganacsatada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG