Washington —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaaliyeed ee baraha bulshada caanka ka ah ee bilihii tegay usoo tahriibayey dalka Mareykanka.
Waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.
Madal