Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaasi oo loogu magac daray Bannaanbaxa Kacdoonka Shacabka Muqdisho.
Kumanaan dadweyne ah ayaa ka qeybgalay banaanbaxa oo ka dhacay garoonka ciyaaraha ee Eng. Yariisow (Ex Koonis) ee degmada Cabdicasiis, waxaana shacabka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.
Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan soo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available