Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Soomaaliya oo billaabay doodda wax ka beddelka dastuurka


Xildhibaanada Baarlamanka
Xildhibaanada Baarlamanka

Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka dalka.

Qodobada ugu horreeya ee laga doodayo ayaa kala ah; cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4aad, waxaana qodobada isbeddelka lagu samaynayo soo diyaariyey guddiga madaxa-bannaan ee dastuurka, waxaana ansixiyey guddiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka ee baarlamaanka.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Baarlamanka Soomaaliya oo billaabay doodda wax ka beddelka dastuurka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG