Muqdisho —
Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka doorashooyinka, hindise sharciyeedka ururada iyo xisbiyada siyaasadda iyo hindise sharciyeedka dhismaha guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha.
Arrintan waxaa durba ka soo horjeestay xubno ka tirsan siyaasiyinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah xildhibaanada.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaha VOA Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Madal