Garoowe —
Xildhibaanada cusub ee dhowaan la soo xulay ee baarlamanka Puntland ayaa maanta doortay guddoon cusub, iyaga oo guddoomiye u doortay xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid.
Weriyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.
Madal