Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Axmed Madoobe ka yiri doorashada Ceel-waaq?


Axmed Madoobe

Kadib markii shalay la dhaariyay ku dhowaad 300 oo isugu jira xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya, ayuu Guddiga Doorashada heer federal waxa uu ku dhawaaqay in magaalada Garbahaarrey laga wareejiyay doorashada 16-ka kusri ee gobolka Gedo, kuwaasoo loo weeciyay degmada Ceel-waaq ee isla gobolka Gedo.

Durbaba guddiga doorashada maamul-goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray war ku saabsan xilliga la qabanayo doorashada Ceelwaaq loo wareejiyay.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa tallaabadan soo dhaweeyay, waxaana dhinaca kale ka horyimid maamulka gobolka Gedo.

Warbixin arintaas ku saabsan waxaa inoo soo diray Aadan Kismaayo.

Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay doorashada Ceel-waaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG