Kismaayo —
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Maamulka Jubbaland kala hadashay sida ugu wanaagsan ee lagu xalin karo arrimaha gobolka Gedo, kaasoo oo khilaafkiisu si weyn uga dhex jiro maamulka Jubaland.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal