Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Karaash oo booqasho ku tegay Laascaanood

Axmed Karaash
Axmed Karaash

Madaxwayne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tagay gobolka Sool kadib dagaalaldii ugu dambeeyey ee dhacay toddobaadkii hore ee dhexmaray ciidamada maamulka la magacbaxay SSC Khaatumo iyo kuwa Somaliland.

Weriyaha Cabdikariim Olol ayaa la kulmay Karaash, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey ujeeddada booqashadiisa.

Axmed Karaash oo booqasho ku tegay Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG