Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Awdal: Waalidiin ka walaacsan 50 dhallinyaro ah oo Somaliland ay xirtay


Borama
Borama

Waalidiinta iyo ehellada ku dhawaad 50 qof oo dhawaan laga soo xiray degmada Baki ee gobolka Awdal, ayaa ka codsaday xukumadda Somaliland in dadkaasi si deg deg ah loo soo daayo.

Dadkan oo u badan dhallinyaro ayaa lagu eedeeyay shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka.

Warbixintaan waxaa Boorama kasoo diray, Hashim Cumar Good.

Awdal: Waalidiin ka walaacsan 50 dhallinyaro ah oo ay Somaliland xirtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG