Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida siyaasiyiinta Puntland ee doorashada billaabaneysa


Doorashada Puntland

Doorashada Goleyaasha Deegaanka ayaa la filayaa inay berri ka billaabato deegaanada Puntland, ayada oo dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda.

Doorashada Puntland ayaa kusoo aadeysa iyadoo uu khilaaf ka dhex taagan yahay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, iyo madaxda Dowladda Federaalka.

Waxaa kale oo ay ku soo aadeysa, iyadoo magaalada Muqdisho uu ka furmay Shirka 6-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran, iyadoo ay Puntland ka maqan tahay.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa la hadashay qaar ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland, warbixintan ayeyna kasoo dirtay Muqdisho.

Aragtida siyaasiyiinta Puntland ee doorashada billaabaneysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG