Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida shacabka Muqdisho ee weerarkii lagu qaaday garoonka Aadan Cadde


Xalane garoonka Muqdisho
Xalane garoonka Muqdisho

Weerar xooggan oo dhaliyey khasaare nafeed ayaa shalay lagu qaaday mid ka mid ah albaabada laga galo garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho.

Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay lix qof oo shan ka mid ah ay yihiin ajaaniib, qofka kalena Soomaaliya.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Muqdisho Seynab Abuukar ayaa qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho weydiisay dareenkooda ku aadan weeraradan Al-Shaabab ee soo xoogeysanaya.

Aragtida shacabka Muqdisho ee weerarkii lagu qaaday garoonka Aadan cadde
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:44 0:00

XS
SM
MD
LG