Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida shacabka ee doorashada madaxweyne Xasan Sheekh


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Soomaaliya ayaa xalay yeelatay madaxweyne cusub, ayada oo dib loo soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo ka guuleystay 24 musharax oo uu ku jiray madaxweynihii ka horeeyey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Haddaba qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa aragtidooda ka dhiibtay doorashada madaxweynaha cusub, gaar ahaan kuwa ku sugan Muqdisho, Boosaaso iyo Kismaayo.

Warbixinadan waxaa soo diray weriyayaasheeda Xasan Kaafi Qoyste, Faaduma Yaasiin Jaamac iyo Aadan Maxamed Salaad.

Aragtida shacabka ee doorashada madaxweyne Xasan Sheekh
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:03 0:00

XS
SM
MD
LG