Tehran —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay suurta-galnimada ah inuu dib usoo laabto xiriirka Iran iyo Masar kadib markii dhowaan ay kulmeen wasiirada arrimaha dibedda ee labada dal.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal