Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Islaamka: Duruusta laga Dhaxli Karo Siirada Nebiga NNKH


Ammuuraha Islaamka: Duruusta laga Dhaxli Karo Siirada Nebiga NNKH
Ammuuraha Islaamka: Duruusta laga Dhaxli Karo Siirada Nebiga NNKH

Barnaamijkan wuxuu isbarbar dhig ku sameynayaa sida ay ahayd nolasha Islaamka ee waayihii Nebi Maxamed (CSW) iyo nolosha haddeer ee casriga.

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ayaa ku saabsan duruusta laga dhaxli karo Taariikhda iyo Siirada Nebi Maxamed CSW, gaar ahaan iyadoo diiradda la saarayo isbedellada siyaasadeed iyo kuwo bulsho ee dunida ka jira wakhtigan casriga ah.

Wakhtigii uu noolaa rasuulka CSW waxaa muuqaneysa in duruus badan laga dhaxli karo Siirada Nebiga, oo ay si weyn u anfaceen arrimaha dhaqaalaha, siyaasadda iyo bulshada kuwaasoo badidood lagu saleeyay nolosha casrigan.

Barnaamijka waxaa inoo soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

XS
SM
MD
LG