Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-shabab oo 30 qof oo shacab ah ka afduubtay deegaanka Ruun-Nirgood 


Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Ururka Al Shabaaab ayaa Deegaanka Daaru Nicma ee hoostaga Degmada Ruun-Nirigood ka afduubtay qaar ka mid ah dadka deegaankaasi, kuwaas oo tiradooda kor u dhaafeyso ilaa 30 ruux oo isugu jira, odayaal, aaween iyo Caruur, ilaa iyo iminkana lama oga halka ay dadkaasi geeyeen.

Haddaba Gudoomiyaha Degmada Ruun-Nirgood Macallin Muxidiin Maxamuud Kulmiye, ayaa wariyaheen magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste, uga waramay qaabka ay wax u dhaceen iyo sida dadkaasi loo afduubtay.

Al-shabaab oo qafaashay 30 qof.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG