Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabab oo 16 Hay'adood Shaqada ka Joojiyay


Al-Shabab oo 16 Hay'adood Shaqada ka Joojiyay
Al-Shabab oo 16 Hay'adood Shaqada ka Joojiyay

Ururka Al-Shabab ayaa 16 hay'adood oo ajnabi ah iyo hal Soomaali ah shaqada ka joojiyey, kuna eedeeyey inay waajibaadkii shaqadoodii garab mareen.

Hay'adahan ayaa u badan hay'adaha QM iyo kuwa reer Yurub, halka hay'adda Soomaaliga ah ee kaliya ahi ay tahay Hay'adda Saacid oo aan iyada la sheegin waxa ay ku mutaysatay in shaqada laga joojiyo.

Warbixin arrintaas ku saabsan goor dhow ayaanu idiin soo gudbin doonaa.

XS
SM
MD
LG