Muqdisho —
Xafiiska ergayga gaarka ah ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda Soomaaliya inay fasiraad khalad ah ka bixisay is-afgaradka ay Somaliland la gashay Itoobiya.
Dhinaca kalena, wasiir ku-xigeenka warfaafinta ee Somaliland Siciid Xasan Habane oo VOA uga waramayey bannaanbaxo shalay ka dhacay Boorama, ayaa ku eedeeyey madaxweyne Xasan Sheekh.
Haddaba hadalka wasiir ku-xigeenka Somaliland ee bannaanbaxyada looga soo horjeeday is-afgaradka ku eedaynayay madaxwyenaha Soomaaliya, iyo safarka madaxwyenaha Soomaaliya ee Eritrea, ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta dawladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmana Yuusuf Al-Caddaala.
Madal