Waxaa la waaaya diyaarad ay leedaha shirk AirAsia oo ay saarnaayeen 162 rakaab ah. Diyaaraddan ayaa ka dushay magaalada Surabaya ee dalka Indonesia kuna socotay Singapore.
Sawirro: Diyaaradda Air Asia ee la Waayay

1
Shaqaalaha garoonka diyaaradaha oo eegaya khariiradda Indonesia. Shirkadda ayaa ka furtay xafiis garoonka diyaaradaja Juanda si loogala socdo akhbaarta la xiriirta diyaaradda la waayay.

2
Macluumaadka diyaaradda la la' yahay ee ku qoran liiska duulimaadyada ee garoonka Changi Airport ee Singapore, Dec. 28, 2014.

3
Qoysaska rakaabka oo eegaya liiska magacyada rakaabka.

4
Ehelada rakaabka diyaaradda airasia QZ8501 oo ku sugan garoonka Juanda ee Surabaya, East Java, Indonesia, Dec. 28, 2014.