Waxaa la waaaya diyaarad ay leedaha shirk AirAsia oo ay saarnaayeen 162 rakaab ah. Diyaaraddan ayaa ka dushay magaalada Surabaya ee dalka Indonesia kuna socotay Singapore.
Sawirro: Diyaaradda Air Asia ee la Waayay
5
Ehelada rakaabka diyaaradda la la' yahay. Juanda International Airport in Surabaya, East Java, Indonesia, Dec. 28, 2014.
6
Mid ka mid ah ehelada rakaabka oo TV-ga ka daawanaya wararka la xiriira diyaaradda la la' yahay.
7
Kooxda baadhitaanka oo ku sugan garoonka ciidamada cirka Indonesia, waxayna isku diyaarinayaan inay u baxaan meelaha loo malaynayo in diyaaraddu ay ku luntay.
8
Qoysaska rakaabkii diyaarada oo macluumaad ku sugaya garonka diyaaradaha Juanda, Surabaya, Dec. 28, 2014.