Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AFRICOM oo duqeyn ku dishay 13 ka tirsanaa Al-Shabaab


Drone
Drone

Taliska Ciidmaada Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in duqeyn ay Axaddii la soo dhaafay ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan ay ku dileen ugu yaraan13 ka tirsan maleeshiyada ururuka Al-Shabaab.

Duqeyntan ayaa qeyb ka ah duqeymo dhowaanahan ay Mareykanka ka fulinayeen Soomaaliya kadib bilooyin aysan dhicin wax duqeyn ah.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

AFRICOM oo duqeyn ku dishay 13 ka tirsanaa Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00

XS
SM
MD
LG