Lix waddan oo ka socda qaaradda Africa ayaa sannadkan ka qeybgalay koobka adduunka ee ka socda Brazil 2014
Sawirro: Africa iyo Koobka Adduunka 2014
6
Xulka Algeria oo dabaaldegaya goolkoodii afraad oo uu dhaliyaya Yacine Brahimi, Beira Rio stadium, June 22, 2014. Pictured are:
7
Mid ka mid ah taageerayaasha xulka Ivory Coast, Castelao arena, Fortaleza, June 24, 2014.
8
Taageere xulka Algeria oo dhoola cadeynaya, Beira Rio stadium, Porto Alegre, June 30, 2014.
9
Taageere xulka Ghana, Dunas arena, Natal June 16, 2014.