Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Adeegga caymiska caafimaadka oo laga daah-furay Hargeysa


Wadaag Insurance
Wadaag Insurance

Waxaa magaalada Hargeysa laga daah-furay adeegga caymiska caafimaadka, iyada oo mas’uuliyiinta shirkadda caymiska ee lagu magacaabo Wadaag ay hirgaliyeen.

Dhinaca kale mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimadka Somaliland ayaa tilmaamay in caymiska caafimaadka ay bulshadu ka fa’iidaysan doonto, madaama uu qaali ku yahay caafimaadku dadweynaha.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Adeegga caymiska caafimaadka oo laga daah-furay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG