Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abwaan Jaamac Kadiye oo lagu aasay Laascaanood


Magaalada Laascaanood waxaa maanta lagu aasay abwaan Jaamac Kediya oo shalay lagu dilay magaalada Laascaanood. Abwaanka ayaa caan ka ah bulshada Soomaalida dhexdeeda.

Odayaasha dhaqanka ee Laascaanood ayaa dilkiisa ku eedeeyey ciidamada Somaliland. Dhinaca Somaliland-na war saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga ayaa dilka ku eedeeyey koox argagixiso ah oo ku sugan Laascaanood, sida war saxaafadeedka lagu sheegay.

Geerida abwaanka waxaa ka tacsiyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre.

Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray Cabdikariim Olol.

Abwaan Jaamac Kadiye oo lagu aasay Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG