Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abiy oo sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka adeeg-badeed


Abiy Ahmed
Abiy Ahmed

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Ahmed oo mar kale ka hadlay khilaafka ka dhashay heshiiskii isafgaradka ahaa ee ay dhawaan la galeen Somaliland.

Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka adeeg-badeed, dhanka kale ay diyaar u yihiin wadahadal ay la yeeshaan Soomaaliya.

Hadalkan ayuu ka sheegay Abiy fadhigga 36-aad ee golaha wakiilada shacabka dalka.

Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Abiy oo sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka adeeg-badeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG