Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaabulka dagaal ku wajahan Sh/Dhexe oo ka socda Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa la arkayey abaabul ay samaynayaan qaar ka mid ah beelaha gobolka Shabeellada Dhexe, kaasi oo ka socda magaalada Muqdisho.

Abaabulkaas ayaa la sheegay in beelahaasi ay ku doonayaan in degaanadooda ay uga saaraan Al-Shabab.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Abaabulka dagaal ku wajahan Sh/Dhexe oo ka socda Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00

XS
SM
MD
LG