Muqdisho —
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa magacaabey guddi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, kuwaas oo ka shaqeyn doona xeerarka doorashooyinka ururada iyo asxaabta siyaasadda, iyo sidoo kale gudiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Soomaaliya.
Talabadan ayaa u muuqata mid ay ku kala qeybsan yihiin mudanayaasha labada Aqal. Haddaba warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo direy wariyaheena Cabdicasiis Barrow.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal