Dhulgariir xooggan ayaa maanta ku dhuftay waqooyiga dalka Afghanistan, waxaana uu boqolaal qof ku dilay dalkaas iyo dalka Pakistan. Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirro muujinaya waxyeelada dhulgariirka.
Sawirrada Maanta: Dhulgariirka
1
Dhulgariir cabirkiisu ahaa 7.5 ayaa ku dhuftay waqooyiga dalka Afghanistan, waxaana uu boqolaal qof ku dilay dalkaas iyo sidoo kale dalka Pakistan.
2
Waxyeelada burbur ee dhulgariirka oo muuqata
3
Shaqaalaha gargaarka oo dad dhulgariirka ku dhaawacmay ku caawinaya isbitaalka Peshewar ee dalka Pakistan.
4
Dhufeys ay isticmaali jireen ciidamada oo dhulgariirka uu waxyeeleeyey, magaalada Peshewar.