Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League


Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League.

Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee laga diiwaan-geliyay ama ku jiray cayaarahii dhacay waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Mursal, oo ku sugan Washington, DC.

Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG