Ceerigaabo —
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa dhowaanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beeleedyo hubeysnaa oo deegaanka ku dagaallamayey.
Ugu dambeyn, madaxweyne ku-xigeenka iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay in kooxihii hubeysnaa ay hubka dhigaan, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA-da ee Hargeysa, Xamse Cali Jeesto.
Madal