Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Ammaanka oo cosbooneeysiiyay xayiraadihi saarnaa Al Shabab


Al-Shabaab iyo Daacish
Al-Shabaab iyo Daacish

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu hore u saaray kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Dhammaan xubnaha Golaha Ammaanka ayaa aqlabiyad buuxda ku ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 2776, kaas oo kordhiyay muddada xayiraadaha kala duwan ee saaran Al-Shabaab. Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Nuur Xasan Nuur.

Golaha Ammaanka oo cosbooneysiiyay xayiraadihi Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG