Ukraine iyo Mareykanka oo galay heshiis
Dalka Ukraine ayaa la sheegayaa inuu oggolaaday heshiis uu la galayo Maraykanka oo ku saabsan dakhliga macdanta Ukraine. Maraykanka ayaa doonaya inuu helo macdanta Ukraine si uu u sii wado taageerada uu siiyo dalkaas, balse Ukraine ma heli doonto dammaanad amni oo ay ka doonayso Maraykanka.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal