Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Doorashada Maxamuud C. Yuusuf


China Djibouti
China Djibouti

Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa wasiirka arrimaha dibedda ee Djibouti ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Africa. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa doorshada tartan adag la galay Raile Odina oo Kenya ka socday iyo Richard Randriamandrato oo Madagascar ka socday. Maxamuud Cali Youssouf ayaa wakiil ka noqon doona ilaa 1.5 bilyan oo Afrikaan ah oo ku nool qaaradda Afrika.

Haddaba doorashada Maxamuud Cali Yusuf maxay uga dhigan tahay Africa, gaar ahaa Geeska Africa. Su’’aallahaasi ayay Caasho Ibraahim (Cuud) weydiisay Cabdinur Ibrahim Abdulle oo ah fallanqeeye arrimaha Geeska Afrka, wuxuu ku sugan yahay magaalada Liverpool, dalka UK.

Dhageyso doorashada Maxamuud C. Yuusuf.wav
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG