Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka ciidanka Puntland iyo mintidiinta Daacish


Ciidamada Puntland
Ciidamada Puntland

Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen.

Puntland waxa ay sheegtay in xalay halkaasi ay duqeyn ka dhacday oo lagu burburiyay goobo ay Daacish qaraxyada ku sameeyaan.

Haddaba wararkii ugu dambeeyay waxaa Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka u dhexeeya Puntland iyo mintidiinta Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG