Trump oo Aqalka Cad ku qaabilay Marc Fogel
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xalay Aqalka Cad ku soo dhaweeyay macallin Mareykan ah oo lagu magacaabo Marc Fogel, ka dib markii laga soo daayay Ruushka, halkaas oo uu tan iyo Agoosto 2021 ugu xirnaa eedeyn ah inuu keenay daroogada marijuana, taasoo dawo ahaan loogu qoray.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal