Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Jabuuti oo ka walaacsan wararka been-abuurka


Social Media
Social Media

Warbaahinta Bulshada ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah aaladaha warbaahinta ee ugu saameynta badan dunida casriga ah ee xilligan.

Khubarrada ayaa sheegaya in marka laga soo tago dhinacyada wanaagsan ee Warbaahinta Bulshada, ay jiraan dhinacyo xun. Dalka Jabuuti, qaar ka mid ah bulshada ayaa walaac ka muujinaya wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo baraha ay bulshada ku xiriirto.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ramadan Muuse Jaamac.

Shacabka Jabuuti oo ka walaacsan wararka been-abuurka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG