Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka xeer-ilaalinta Soomaaliya oo maanta lasoo gaba gabeynayo


Shirka Xeer-ilaalinta Soomaaliya ee ka socda Muqdisho
Shirka Xeer-ilaalinta Soomaaliya ee ka socda Muqdisho

Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya, ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho.

Doodihii shirka ee shalay ayaa waxaa lagu soo bandhigay, arrimo ay ka mid ahaayeen xeeladaha iyo qaababka ay kooxda Al Shabaab ku uruursadaan dhaqaalaha ugu badan ee sida baadda ah ku qaataan shacabka, hababka hantidaasi ay ugu wareegto suuqyada dalka iyo dadka kooxda u maamula ama gacanta ugu haya.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo haya, Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Shirka xeer-ilaalinta Soomaaliya oo maanta lasoo gaba gabeynayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG