Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta isbaddalka cimillada ee Boorama


Borama
Borama

Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee laga dareemo dhul-gariirrada fara-kutirska ah ee ka dhaca mandiqadda Bariga Africa.

Arrintani ayaa lagu sababeeyay isbaddalka cimillada ee sida weyn looga wada dareemay guud ahaan caalamka sannadihi dhawaa. Warbixintan waxaa Boorama kasoo diray, Hashim Sheekh Cumar Good.

Saameynta isbaddalka cimillada ee Boorama
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG