Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo billowday wajiga 2-aad ee dagaalka Daacish


Ciidamada Puntland
Ciidamada Puntland

Ciidamada maamul gobleedka Puntland ayaa la sheegay inay billaabeen wajiga labaad ee howlgallo ay ka wadeen buuraleyda Caal-Miskaad ee Gobloka Bari ee ka dhanka ah kooxda Daacish.

Dagaallo xooggan ayaa lagu soo warramayaa inay maanta. Dagaalladan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan ciidamada Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen buurahaasi.

Wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Puntland oo billowday wejiga 2-aad ee dagaalka Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG