Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay ajaaniibta


Muqdisho
Muqdisho

Booliska Soomaaliya ayaa amray in tallaabo sharci ah laga qaadayo dadka ajaaanibta ee aan heysan Warqada denbi la'aanta, waxana sidoo kale Boolisku uu faray Shiradaha kala duwan ee dalka ka jira in ay is diiwaan-galiyaan.

Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay Afhayeenka Booliska waxaa warbixinta ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay ajaaniibta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG