Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax dhimasho badan oo ka dhacay Syria


Qarax dhimasho badan oo ka dhacay Syria
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:19 0:00

Baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta ku qarxay duleedka magaalo ku taal waqooyiga Suuriya, waxaana ku dhintay ugu yaraan 19 qof oo 18 ka mid ah ay dumar yihiin iyo hal rag ah, in ka badanna intaasna waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen shaqaalaha isbitaalka.

Madal

XS
SM
MD
LG