Hargeysa —
Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe kaddib ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa.
Dabka oo Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ayaa saacado kaddib lagu guuleystay in la damiyo, hase yeeshee geystay khasaare maaliyadeed oo xoog leh sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.
Wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa, Xamze Cali Jeesto ayaa warbixintaan noosoo diray..
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal