Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta tiknoolojiyadda ee dhinaca waxbarashada

Arday da' yar oo adeegsanaya Kambuyuutar
Arday da' yar oo adeegsanaya Kambuyuutar

HARGEYSA — Adeegyada tiknoloojiyadda casriga ah ayaa aad ugu sii baahaya guud ahaan caalamka gaar ahaan Soomaaliya.

Ardayda laga soo billaabo dugsiyada hoose ilaa jaamacadaha ayaa inta badan cashirradooda ku qaata kambuyuutarada la xambaarto ee loo yaqaano labtop-ka.

Haddaba wabixin ku saabsan isbadbaddalka heerarka waxbarashada iyo kaalinta ay ka cayaaraan adeegyada dhanka techlojiga, ayaa waxaa Hargeysa nooga soo diray Xammze Cali Jeesto.

Warbixinta Warxabarashada.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG