Boorama —
Maamulka magaalada Boorama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka Itoobiya.
Mashruucaan ayaa waxaa bogaadiyay dadka deegaanka. Warbixintna waxaa Boorama kasoo diray, Hashim Sheekh Cumar Good.
Madal